Sunday, January 3, 2016

Magacyada hababka kala duwan ee isticmaalka Lacagta!


1. Marki qof meel u shaqeeyo waa Mushahar
2. Masaakiin markaad siiso waa Sadaqo,
3. Dowladda markaad siiso waa Canshuur,
4. Marki asxaab kugu qabato waa Shixaad,
5. Qof maalin kuu shaqeeyay waa Joornaati,
6. Marki aad mehersanayso waa Sooryo,
7. Qoyska la siiyo waa Biil.
8. Marki lagu isbaareysto waa Baad,
9. Goortii aadan hayn waa Shiid (jeeb-maran)
10. Qof markaad amaahiso waa Deyn
11. Qof Dowlad u shaqeeya markuu dhaco, waa Xatooyo Xoolo dadweyne



by: Abdirahman Samiir

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !