Saturday, January 2, 2016
Talo siin cajiib ah!
Haweenay maseyrsan ayaa u timi nin khabiir ah oo dadka la taliya. Waxay ku tiri, "Waxaan ka shakisnahay ninkeyga inuu i khiyaamayo. Hal gabar baan aad uga shakisanahay inuu gurigeeda ugu tago oo uu xiriir la leeyahay. Ila tali maxaan sameeyaa oo ku ogaan karaa?
La-taliye: U kaxee odaygaaga gabadhaa gurigooda, ka dibna eeg in mobile internet-kiisa toos u soo qabsado Wi-Fi-gooda password la'aan!
Markaa ayaa ogaanaysaa inuu tagi jiray iyo in kale!
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Write comments