Saturday, April 2, 2016

Xumaan lagu xumeeyay kubadal wanaag wax ka ogow sababtii ay kusoo islaamtay naagtii yahuudiyada ahayd.........!!!!!!!

Shabakada samiirtech24.blogspot.com waxay niisoo gudbinaysaa Qiso cajiib ah haddaba kabogasho wacan

nin suudaani ah oo muslim ah ayaa wuxu daganaa dalka maraykanka ninkan waxa la jaar ah islaan cadaan ah oo yahuudiyad ah dabeeto ninkan markasta way caydaa waxay ku dhahdaa uma qalantid inaad dalkan ku noolaatid waxaad tahay adoon madow waxaad tahay argagixiso lkn ninkani waa nin diin leh xataa halkalmad umuu celin jirin islaanta markastana wuu iskaga dhaqaaqi jiray isagoon hadal odhan, hadaba ninkii suudaaniga ahaa oo shaqadiisa ka soo rawaxay ayaa arkay islantii/duqdii oo tuug dilaso ninkii wuu ku soo cararay iyada oo koomo ku jirta ayuu dhakhtarka keenay markaas ayuu dul fadhiyay ilaa ay soo caafimaaday markay aragtay isaga oo dhakhtarka la jooga ayay bilawday caydii lkn ninkii isaga oo qoslaya ayuu soo eegay.... dabeeto nin dhakhtar ah ayaa duqdii ku yidhi hadaanu ninkani dhakhtarka ku keeni lahayn xaaladaadu halis bay noqon lahayd .....hadaba waxa soo gashay bishii ramadaan dabeeto waxa gurigii ninka muslinka ah soo gashay islaantii iyada oo qirasa kalmada tawxiidka oo soo islaamtay kuna islaamtay ..... akhlaaqda ninkan muslinka ah ... mudo ka ßacdi waxa dhimatay duqdii lkn gurigeedii iyo hantidii ßaanka utaalay waxay ku qortay ... ninkaa suudaaniga ah ee muslimka ah sababtiisana ay ku islaamtay kagana ßadbaaday naarta

W/Q: Abdirahman Mohamud Isse (Abdirahman Samiir)

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !