Tuesday, May 31, 2016

xikmado iyo oraahyo kaqiima badan dahabka



Ha  xukumin mustaqbalkaaga hadda….Maxaa yeelay anbiyadu waxay raacijeen ari kadibna waxay noqdeen kuwo hogaamiya umadda

Ha qaadan goaan adiga oo xanaaqsan…Hasamayn balanqaad adiga oo faraxsan

Ha ladoodin doqonka ama doqonta, maxaaa yeelay waxaa adkaanaysa inay bulshadu nikala garanwaayaan kiina doqonka ah

Caruurtu had iyo jeer waa kuwo faraxsan sababtoo ah muhiimad masiiyaan wixii soo dhaafay….Noqo mid iska ilaawi wixii horey kaaga tagay

Unooloow maalin walba sida inay tahay maalinta kuugu danbaysa….maalin maalmaha kamida taasi way jiridoontaa


Waxaad ibartay nolosha maxaa yeelay gadaashayda masoo eego ilaa ma ahane maalinta imtixanka

Ha iska waynaysiin bulshada aad lanooshahay ogsoonoow inaad tahay bini aadam daciif ah

Qofkii aan aamuskaaga dareemin, madareemayo hadalkaaga

Waan neefstaa maalin walba iyadoo aan lagu waydiin wax lacag ah , ma awoodi wayday in aad kazoo baxdo wuxuu alle kufaray…..?

W/Q: Abdirahman Mohamud Isse(Abdirahman Samiir)

No comments:
Write comments

Interested for our works and services?
Get more of our update !