Ka dib markuu batay dhafarki iyo soo jeedki habeenki, dad badana hurdada
ka kici waayeen subixi oo dhan waxaa la allifay oo la sameeyay "High
Voltage Ejector Bed" Waa Sariir qofka tuureysa, intay kor xoog ugu kala
baxdo, iyadoo sameynaysa dhawaqyo dhaadheer!
Waxay anfaceysaa
sariirtan qof kasta oo dhib ku qaba inuu aroorti si caadi ah hurdada uga
tooso, una baahan in isaga iyo barkintiisa sariirta iska tuurto!
by: Abdirahman samiir
No comments:
Write comments